Allah ha u naxariistee waxaa geeriyooday Cabdirizaq Xaaji Xusseen Raiisulwasaarihii 2-aad ee Soomaaliya

Waxaa Xalay Dalka Mareeykanka ku geeriyooday Allah ha u naxariistee Raiisulwasaarihii Hore ee Somalia Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Husseen oo ah halgamaa ka qaybqaatay dagaalkii loo galay dhidbidda Xorriyadda Marxuum Cabdirizaaq Xaaji Xusseen wuxuu Noqday Raiisulwasaaraha Somaaliya 1964tii wuxuuna jagadaas hayey ilaa 1967 ,isagoo intii xilka uu hayey ku caanbaxay maamul wanaag iyo ciribtirka musuqmaasuqa. Marxuum … Continue reading Allah ha u naxariistee waxaa geeriyooday Cabdirizaq Xaaji Xusseen Raiisulwasaarihii 2-aad ee Soomaaliya